Al Shabaab oo heshay Dareeskii ugu Dambeeyay ee Ciidanka Milatariga (Daawo Sawiro)

Saraakiil iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa la arkay shalay iyaga oo xiran dareeska ciidanka Milatariga Soomaaliya gaar ahaan dareeskii ugu dambeeyay ee loo qeybiyay ciidanka Guutada 14-ka October. Fagaare kuyaala degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe ayaa lagu arkayay shalay iyaga oo dareeska Guutada 14-ka ay xiran yihiin Gudoomiyaha Al Shabaab ee gobolada Jubooyinka … Continue reading Al Shabaab oo heshay Dareeskii ugu Dambeeyay ee Ciidanka Milatariga (Daawo Sawiro)